Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 25 2008
Maxaa ka Jira in uu Maxamed Dhere Xilka Wereejindoono?
Written by Ali Moallim   
Monday, 25 August 2008

Banaadir,(insidesomalia.org)- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed dheere), gudoomiyihii gobolka Banadir ee xilka uu ka qaadey ra'iisal wasaare Nuur Cadde, kuna adkeysanayay in uu weli jagadaasi hayo uu xilka gudoomiyenimada uu  wareejin doono.

 

Wararka ayaa sheegaya in Maxamed Dheere uu si rasmi ah xil wareejintaasi u sameyn doono, iyada oo maaanta munaasabad la filaayay in uu xilka ku wareejiyo ay suuro geli weysay, sida ay xaqiijiyeen Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.

 

Wararka ayaa sheegaya in Berito la filaayo in ay xil wareejintani dhacdo, iyada oo talaabadanina la sheegayo in ay tahay culeys dibada ka yimid.

 

Waxaa sidoo kale lagu soo waramayaa in maxamed Dheere lagu qanciyay in jago kale loo magacaabi doono, inkastoo aan la shaacin xilka loo dhiibi doono.

 

Xilwareejintan ayay kusoo beegmaysaa, iyadoo odayaasha Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya ay heshiis kusoo galeen dalka Itoobiya,kaasoo uu qeyb ka yahay in Maxamed Dheere xilka laga qaado, iyadoo ay suuragal tahay in jago u ka helo golaha Wasiirada dhexdooda waa hadii la badiyo golaha Xukuumada, taasoo shaki weyn laga qabo in Baarlamaanka uusan ogolaan doonin ama uu Ra'iisul Wasaaraha laftiisa uusan raali ka noqon doonin.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >